Boliiska Wadanka Malaysia Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Qaar Ka Mid Ahaa Raggii Dilka U Geystay Ardaygii Soomaaliyeed.

Dadaalo iyo daba gal fara badan oo ay sameeyeen boliiska wadankaasi Malaysia ayaa la sheegayaa inay u suurta gashay soo qab qabashada afar dhalinyaro ah oo ka mid ahaa raggii sida arxan darrada aheyd u dilay ardaygii Soomaaliyeed ee Khadar C/qaadir Siciid, kaasoo meydkiisii lagu aasay qabuuraha jaamacadda islaamiga ee UIA.

Mar ay booliska Malaysia kala soo qeyb galeen Soomaalida aaska ardaygaasi ayaa waxa ay u balan qaadeen inay soo qab qaban doonaan gacan ku dhiiglayaasha ayna hor keeni doonaan sharciga . Iyagoo dhanka kalena u tacsiyeeyay guud ahaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay
ardaygaasi Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Booliska ayaa sheegay inay hayaan cajalad Video ah oo duubtay qaabka ardaygaasi loo dilay iyo waxyaabihii loo adeegsaday dilkiisa, iyadoo ragii isugu tagay ardaygaasina ay ahaayeen ilaa iyo lix dhalinyaro ah oo afar ka mid ah wajiyadooda la sixi karo halka labo kaloo lagu raad joogo weli la la’yahay

Posted on January 28, 2009, in Arimaha Bulshada, Somali News. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: