Nin ka beec mushtara qalabka katiifadaha lagu xaaqo(Vacuumka clearnrs)

Nin ka beec mushtara qalabka katiifadaha lagu xaaqo (Vacuumka clearnrs) ayaa guri aad u qurux badan oo uusan aqoon albaabka ku garaacey si uu uga iibiyo (Vacuumka).—–
Markay naagtii guriga laheyd ka furtey albaabkii ayuu wuxuu ku yiri—Marwoy waxaan rabaa in aan ku tuso qalab aad u wanaagsan oo aadan waligaa arag isgoo kale–intayan iyadii u jawaabin ayuu bac ay ciidi ku jirto intuu jeebka kala soo baxey ku dul daadiyey kadiifadii qolka fadhiga u taalay oo wuxuu ku yiri hadii uusan qalabkani (Vacuumku) usan si qurux badan ciida aan halkaan ku daadiyey uga xaaqin– balanbaa waxaan kugu qaadayaa inaan afkeyga ku guro ooaan cuno ciidan– intuusan hadalkii dhamayn ayay marwadii guriga laheyd inta oroday oo jikada gashey ayey soo bixisay

qaado oo intay u dhiibtey tiri hadaba maxaad sugeysaa maad cuntid ciida maxaa yeelay gurigaygu korontaba malahan…..!!!!!

Posted on January 13, 2008, in Ila Qosol. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: