Cali Yare

MACALIMAD dugsiga hoose ayaa (Cali yare) waydiisey xisaab oo tiri Caliyow adiga oo heysta laba shilin haduu aabahaa kuugu daro afar shilin meeqa shilin ayaad haysataa Cali wuxuu yiri labo shilin–Macalimadii oo xanaaqsan baa tiri
— Caliyow waxba xisaab kama taqaanid—Cali ayaa ku jawaabay macalin adna aabahey waxba kama taqaanid—Macalimadii waxay ogaatey in Cali aabihiis gacan adag yahay….!!!!!!!

Posted on January 13, 2008, in Ila Qosol. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: